Iskuulka Abaarso ayaa war kasoo saaray arrinta haweenayda Joy Issa ee maamulaha Jaamacadda Barwaaqo. Waxay sheegeen in aanay Joy Issa khilaafin xeerarka iskuulka u yaalla.
Sidoo kale waxay soo dhaweeyeen baadhitaanka ay sheegeen in ay sameyn doonaan Wasaaraddaha Diinta iyo Waxbarashada Somaliland.
0 Comments