SADAAL: XISBIGA KULMIYE SIDANI MA KU DANBAYN DOONA?

Waxaan qabaa haddii ay dhacdo doorasho xor oo xalal ah inan cod buuxa loo haynin Muj.muuse Biixi Abdi Iyo mud.Abdirahman ABDILLAHI Saylici.





Maxaa wacay? Waxan ka hadlaya wax Uurka Iyo qalbigga Ku jira qofkasta oo LA socda saxadda siyasadda. Waa lagama marmaan inaad ila yaabtan Maxaa wacay runta ayad garab martaan ma jeclidiina waxaad uurka Ku haysaan inaad ka hadashiin ama aad soo bandhigtaan. Tani waa xaqiiq waxaad arki doontaan iyada oo run ah. Aniga fikir ahaan waxaan qabaa in muuse biixi iyo Sayliciba aaan laga dooranaynin Goboladda galbeedka somaliland Iyo barigaba waxana jirta in miizaan ahaan uu hooseeyo. Maahin doorashaddu 350 qof oo kaliya ee waa mid ka weyn taasi waxaa cod dhiibanaya milyan Iyo sided boqol o qof (1.8Million) ruux oo raba inay qod dhiibtaan. Codkaasi waa mid Ku imanaya Jacayl qof Iyo xisbi. Waa suaale ? Muuse ma laga jecel yahay goboladda Barigga iyo Galbeedka Somaliland? Jawaabtu waaa............. Ku darsoo Eng Saylici miisankiisu intuu yahay Goboladda galbeedka somaliland? Ma yahay mid laga jecelyahay.? Jawaabtu waaa .............. Guntiii Iyo gababaddiii waxaan qabaa in sanadkani yahay sanadkii ugu danbeyay Ee xisbiga Kulmiye. Waaa fikir Iyo aragtii Qofeed Qalinkii Ahmed Hussein Dahir ( Abu Hussein Abu Husein Caanonuug 0634455-899

0 Comments

Telesom

Telesom
Bc Game

About