Hambalyo Suldaan Wabar Gobeey Liico Ha Jabin

Suldaan waber afar qodob waxan leehay hambalyo geesi gobeed.
suldaan waber isagoo ku nool wadanada aduunka ugu awood badan
ugu qanisan waa MARAYKANE. wuxu qaatay in uu ku noolaadao
wadanka aduunka ugu dambeeya xag amini iyo xag maamul waa somalia.GAS.



wuxu doortay in uu suldaan ugu adeego bulshadiisa waa masuuliyad
aan mishahar lahayen dhib iyo mashaqo mooyee WAA SULDAANNIMO.
Suldaan waber wuxu u tafo xaytay in uu tolkii gadabuursi ururiyo oo
uu maamulkii waayo waayo ku caano maalay BOQORKII iyo BOQOL IYO
KAWGII XEER BEEGTIDA ADAL IMPIRE UU DIB U SOO NOOLEEYO maadaama hab qabiil
dib loogu noqday dawlad dhexe meesha ka baxday maamulo jabhadaysan
oo qabiil xambaarsani somaliya qaybsatay.( UGAAS CABDIRASHIID).
isgoo dandnimo waayo aragtinimo dibadeed iyo cilmi huwan wuu ka aragti
dheeraaday salaadiinteenii cuslaatay oon ordi karin nabad ma dhalays ah loo afduubnaado
oo ay nabadii badnaydna keento in dhamaan GAS AWDAL SELEL IYO GABILEY aad kuuli iyo dhulxaad ka
noqoto ila dhaqaale awood qaybsi hadalkeeda daa.NABAD JACAY AY NOQOTAY
TA KUU GARABADUUBTA DULINIMO ,QUUDHSI . IYO IN DALKAAGII QABIIL KUUGU TALIYO.
lagarwaaqsan waayey wada hadal miiska la iskugu yimaado oo 60 CREAMKII AHAA sida ragii salaadiinta
culamada, mutacalimka,iyo indheer garadkii gar naqsi HARGEISA u tegeen HUTEEL SAFARI laba todobaad
cidi ugu tegi wayday la yidhi HABARBAA HAWHAWLEHE HEELADA INOO TUMA oo siilaanyo
iyo marwadiisu 20 cisho dabaal BATALAALE loo aaday faramadhnaan iyo cagajiid kala soo Huleeleen.
SULDAAN WABER OO AAN KU TILMAAMAY SULDAAN GOOD CONDUCTOR. ama xadiidka kulku dhakhso
u gaadho in uu damiirkiisa iyo xilka bulshanimo ee shacabkiisa u hayo uu qaadan kari waayey
la tashi salaadiinta la dashi ka dib oo SULDAAN KA UGU DA WEYEN UGUNA SALDANAD DHEER waa SULDAAN SULIMAANE. ka markhaati
gacay in aan goaansanay in hadii waxa wada lahaasho iyo wada tashi lanagaga hoos kacay lanaga hoos
qaadi waayey in aan UMADA YADA IYO DALKA YAGA U TASHANO ANAGOON DAMAC DAL IYO DAD KALE KU DOODAY. uu qiray in uu ficilkii uun SULDAN WABER nagaga horeeye mabda se aanu ku midaysannahay.
taasna dhamaan saaldiintu ka midaysnaayeen in la tashado. taladii salaadiintu markaa laba gees bay yeelatay SULDAAN WABER IYO SULDAAN SULIMAN OO AAMINSAN IN WAX LOOGU NOQDAA JIRIN HARGEISA.
IYO SULDAAN SAMATER IYO SULDAAN DHAWAL OO AAMINSANAA IN SHIR GADBUURSIWEYNE LA QABTO
OO GOB LAGU QABTO maamulka siilaanyona gacan togleynaayey.
shirkii dhac waber bax . SHIRKII GOB MUXUU DHALAY? JABHADII WABER MAXAY DHASHAY?
JAWAABTA DADWEYNAHAAN KA SUGAYAA. rayigayga shakhsi wuxu is siinayaa LABADUBA WEY KUFEEN.
QALDADASE WAA LAGA FAAIDAYSTAA OO WAA LA SAXAA. WAXA LAGU SAXAYAA WAA ILAAHAY OO LA BARYO SIDA KHAYRKU KU JIRO IYO MIDNIMO DAACAD AH OO SAMAROON( GADABUURSI WEYNE).
ninbaa cadhoodoo wuxu rakaabkii doonida wada saarnaayeen ku yidhi DOONIYEE DEG NIN ABU XIGMA AH BAA UGU JAWAABAY WAAN KU WADA JIRNAA.DISTOORKEENAA AYAAD QURAANAA KA MID AH BAA SHEEGTAY OO LE
HADAAD IS KHILAAFTAAN WAAD FASHILMAYSAAN RIIXADIINUNA WAY TEGI BI MACNAA WADIN DHIMAN TALLO XUMO IYO TAFARAARUQNIMO DARTEED..
GEESIGA SULDAAN WABER IYO BILADGEESINIMANADIISA IYO TALLO WALAALTINMO.
GUFUL XADIIDA OO MUDO DHEER INAGU XIDHNAA BUU JEBIYEY . JIDKU MAANTA UU FURANYAHAY.
wuu diiday markii ETHIOPIA baxa tidhi in uu jufadiisii ka yeelo in uu duligii iyo dulmigii uu shalay
ka baxay oo halkiisii jooga in uu mar labaad isku dhiibo XIGMAD WUXU JUFADIISII U GUNTAY
LABA HADAY IKU SOO HADHO KACDOONKA W.AAN WADA YAA.SIDAASAYNA ISKUGU FAATAXEEYEEN.
Asxaabtii saalixiintii reer qureesheed waa kuwii ka soo degay ZAYLAC iyagoo ka soo haajiray kufaartii reer qureysheed ilaa ay dib isku soo maamuleen isa soo saxayen bada
hijradii ilaa ABASIINIYA ARDULXABASHA ilaa ay dib u hawl galeen dacwadoodiina ka midha dhaliyeen.
RAG WAA KII KUFEE HADANA KACA ISAGOON KABIN KAALINII GALA.
DARDAARAN.
INTA SAMAROON AMA GADABUURSI DANAYNAYSA WANAAGOODA DALKOODA DADKOODA
EE DAREEN DAMQASHO KU JIRTO WAXAN KU WAANINAYAA IN SULDAANKA QAAIDKA XAQ UDIRIRKA
SI FIICAN LOOGU SOO DHAWEEYO WADA TASHI LA YEESHO BULSHAWEYNTA NORTH AMERICA IYO CANADA.
MIDNIMO GUUL GOBANIMO IYO XALAAL MAAL HASHEENA DAAQDA GOBOLADA GALBEEDKA.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

0 Comments

Telesom

Telesom
Bc Game

About