FAALO;Kursigii Socoyoo Bari Buu Tagay ” Hirdanka Beesha Barigu ee Xagla toosiye Ugu Jirto In Madaxwayne ku xigeenka kulmiye yeelato.

Waxaan salamayaa dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay jogaan waxan halkan aan ku iftiimiya ama aan dareen kayga ku cabiray nuqul qoraal ah kaasi oo an kaga hadlayo hirdanka siyaasadeed ee ka dhexeeya xagla toosiye iyo saylci.



Waa qormo bulshada aan ku hogo tusaalaynayo daruurtii qabyaalada oo ku dul hooraysa gudaha xisbiyada siyaasada somaliland,Waa qormo aan hilaabta kaga qaadayo boogaha huursan ee u gogol xaadhaya in Doorashada Madaxwaynaha iyo kuxigeenka xisbiga kulmiye
Hadiise aan kusoo noqdo dulucda maqaalkaygan Anigoo si qoto dheer ugu lafo guri doona aragtida dheer ugu horayn waxaa iswaydiin mudan imisa fursadood ayay haysataa Beesha Beelaha Gobolada galbeedku  oo u rumaynaya in madaxweyne kuxigeenka  kursiga kusii fadhiyo ilaa doorashada soo socota  Sidoo kale waxaa iswaydiin mudan imisa fursadood ayay haysataa beesheesa galbeedka awdal iyo salal
oo ka caawin kara sidii ay u heli lahaayeen cudud baaxadle ee xisbiga kulmiye ku sandulayn karta in Doorashada Madaxwayna iyo ku xieenka ay  kulmiye ee la fiyaayo in uu qabsoomi doono tobanka bishan   qabsoonto waqtiga loo cayimay Sidoo kale madaxwayne kuxigen saylici  ma haysato fursado ka saacidi kara sidii uu u heli lahaa cudud midaysan oo xisbiga dhexdiisa uu ku leeyahay
Hirdanka muuqda iyo xeeladaha qotada dheer ee ee uu xaglo toosiye  ugu jirto in uu helo kursiga madax wayne ku xigeen ee kulmiye
 balse cabdiraxman saylici ayaa isagau jecel  in uuna kusigu  ku sii fadhiyo Dorashada soocota hadii uu xisbiga kulmiye ku guulaysto
Hadaba waxa malinba maalinta ka danbaysa isa soo tarayay taageeraha golaha dhexe ee xagla toosiye halka uu cabdiraxman saylici na uu ka muujiyay rajo taageerihiisa golaha dhexe uu ku lahaa
habeen kii xalay ayay ahyd markii uu xubno ka mid ah xukumada silanyo iyo masuliyiin ta xisbiga kulmiye ay shir ku lahayeen qasriga madaxtoyada kaasi oo markii danbe uu cabdiraxman saylici ka so xanqay  isaga oo ilaa saaka aan shaqo tagin taasina waxy ku tusay saa in taagero uuna meesh ku lahay noo uu xagla tosiye ku leeyahay golaha dhexe
dhanka kale hadii la eego gobolka uu ka so jeedo cabdiraxman saylici aya waxa intooda badan taageersan yihiin in xilka uu ku guulaysto xagla toosiye sobobo jira awadeed .
Abdriahman Muuse Sh. Xasan (Wabax)
Hanad868@hotmail.com

0 Comments

Telesom

Telesom
Bc Game

About